Magacyada Xubnaha U Horeeya Komishanka Cusub

0
Magacyada Xubnaha U Horeeya Komishanka Cusub

Magacyada Xubnaha U Horeeya Komishanka Cusub

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u gudbiyay labada xubnood ee uu soo magacaabo ee guddida cusub ee doorashooyinka Qaranka sida ay ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen wargeyska Geeska Afrika magacyada labadan xubnood ayaa kala ah
1. Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil (Dixood)
2. Foosi Hiraab Gale.

Waa xubnihii u horeeyay ee Komishanka iyada oo ay dhawaan xisbiyadu sheegeen in ay soo xuli doonaan xubnahooda.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.