Magacyada 3 Mudane Oo Golaha Wakiillada Ku Biiray Iyo Magacyada Xildhibaannada Ay Bedeleen

0

Hargeysa(Sayruuq) 3 Xildhibaan oo Cusub ayaa Golaha Wakiilada Somaliland ku soo biiray Kalfadhigan 35aad ee Golaha u furmay. Mudaneyaashan ayaa buuxiyay jagooyin siyaabo kala duwan u bannaanaaday.

Xildhibaannada cusub iyo jagooyinka ay buuxiyeen

  1. Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi (Gaaxnuug) wuxuu bedelay Guddoomiyihii golaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
  2. Xildhibaan Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto) wuxuu bedelay Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle Alle ha u naxariistee.
  3. Xildhibaan Xasan Xuseen Shide wuxuu bedelay Xasan Cawaale Caynaan Alle ha u naxariistee.

Image may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and tableImage may contain: 1 person, sitting and indoor

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.