Magaca Xubinta Cirro U Xulay Komishanka

0

Warar wargeyska Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro gudbiyay xubinta uga mid noqonaya guddida cusub ee Komishanka Doorashooyinka.

Guddoomiye Cirro ayaa la sheegay in uu xubintiisa Komishanka ka dhigay Cabdikariin Yaasiin Sh. Dalmar waxaana ilaa hadda hadhsan xubnaha madaxweyne Biixi soo magacaabo, iyada oo xubinta UCID iyo xubnaha guddoomiyaha Guurtida hore loo gudbiyay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.