Magaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casri

0
Magaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casri
Magaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casri
Xarunta Fifi Beauty oo hore loogu ogaa qurxinta iyo bilcinta haweenka Somaliland ayaa waxa ay soo kordhisey koofeer qalabkiisu u dhamaystiran yahay oo bixinaya adeegyo kala duwan oo qurxinta haweenka iyo dharkoodaba.
Asaasaha ahna mulkiilaha xarunta marwo Fifi Ali ayaa sharaxaad ka bixisey adeegyada ay soo kordhiyeen oo ay ka mid yihiin:
1.Beauty theraphy ( daweynta quruxda)
2.Hair treatments: oo ah adeeg aan laga helin dalkeena una gaar ah xaruntan aadna ay ula dhaceen macaamiishu sida adeega loo yaqaano (Brazilian keratin hair treatment)
3.Hair Colours ( Midabaynta timaha dumarka) oo si aqoon iyo waayo aragnimo ku dheehan tahay loo sameeyo.
4. Sort of treatments facial, (noocyada daaweynta wejiga)
5. Waxing ( nadiifinta wejiga)
6. Manicure and Pedicure: qurxinta gacmaha, cidiyaha iyo lugaha sida ka jarida xanafta iyo qurxintoodaba
7. Hena ( xineynta iyo bilcinta gacmaha iyo lugaha)
8. we rent bridal gowns and bride maids dresses (Kireynta qalabka aroosyada sida toobka, kabaha iyo agabka kalee muhiimka ah)
9. Samaynta keekaga casriga ah ee xafladaha.
10: Make up and many hair treatment ( qurxinta wejiga iyo noocyo kale oo qurxinta timaha ah sida nafaqayntooda.
Mudadani lixda sanno ah ee ay xaruntani furnayd kumay koobnayn oo keliya qurxinta iyo bilcinta haweenkeena sharafta leh ee waxa u dheera sidoo kale waxbarida iyo tababarida haweenka. Waxaanay xarunto tababaro waxbarasho siisa hablo jecel mihnadan iyaga oo la kashanaya xarunta SOS iyo hayada Save The Children. halkaasi oo marka ay dhamaystaan tababarkan la siiyo shahaado cadaynaysa xirfadooda waxbarasho oo ay wasaarada waxbarashadu aqoonsan tahay.
ugu dambayntii waxa ay marwo Fifi Ali ugu bushaareysey guud ahaan haweenka dalkeena inay u soo kordhiyeen adeegyo la hubo kana sii kordhiyeen tayo iyo tiro ahaanba intii hore loogu bartey.
 Magaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casriMagaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casriMagaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casriMagaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casriMagaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casriMagaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casriMagaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casriMagaalada Hargeisa Oo lagu soo kordhiyey koofeer casri

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.