Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Doorashada Somaliland Ka Dhacday

0

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay doorashada Madaxtooyada Somaliland waxaanu boggaadiyay madaxweynaha la doortay, guddoomiyaha Waddani iyo guud ahaan bulshada Somaliland.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.