Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

0

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweynihii hore ee Somaliland mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa soo gaadhay caasimada Somaliland si uu uga qayb galo xafladda caleemo saarka madaxweynaha la doortay mudane Muuse Biixi Cabdi.

/p>

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.