Madaxweyne Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Madaxweynaha La Doortay Uga Digay In Uu Koobo Xukumaddiisa

0

Hargeysa(Sayruuq) Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland ayaa ku taliyay in Madaxweynaha la doortay mudane Muuse Biixi Cabdi ka dhigo xukumaddiisa in ka badan 20 wasiir si bulshadu iskaga wada dhex aragto. Waxa uu sheegay in hadal haynta ah 15 wasiir ay keeni doonto mucaaradad adag oo uu wajaho Madaxweynaha la doortay.

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.