Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ugu Baxay Dalka Itoobiya Galabta.

0

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Itoobiya, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland , Dr Sacad Cali Shire oo safarka ku wehelinaaya Madaxweynaha.

waxa kale oo safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md. Axmed Cali Axmed.

Madaxweynahe Siilaanyo ayaa maalinta isniinta 13 November qaban doona doorashadda madaxtooyadda taaso taladda dalku ku wareejin doona cida ku soo baxadda tartankaase ee saddaxdda murashax madaxweyne midkood .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.