Madaxweyne Siilaanyo Oo Laba Arrimood Kala Hadlay Golihiisa Wasiirrada

0

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la qaatay golihiisa wasiirrada waxaanu kala hadlay arrimo ku saabsan bannaynta talada iyo wareejinta xilka.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.