Madaxweyne Siilaanyo Oo Dardaaran Siyaasi Ah Faray Masuuliyiinta Xukumaddiisa

0

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay wasiirrada iyo madaxda hay’addaha kala duwan ee xukumaddiisa. kulanka ayaa daarna in madaxda xukumaddu la shaqayso Madaxweynaha cusub haddii uu kuraasta ku soo celiyo iyo haddii uu dhammaan dareeriyaba.

Sidoo kale Afhayeenka Madaxtooyada ayaa wax laga waydiiyay arrimo dhawr ah.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.