Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidayey Wariyayaashii Wargeyska Haatuf.

0

Hargeysa(Sayruuq)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ,Ayaa cafis u fidiyey Gudoomiyaha wargeyska

Haatuf Md Yusuf Cabdi Gaboobe Iyo Taftirha Md Axmed Cali Cige .

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa Mar uu Maanta Warbaahinta kula hadlaayey Madaarka Cigaal ,waxaa uu sheegay inu Madaxeynuhu Cafi u fidiyey Wariyaasha HAATUF.

Wariyaasha Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Axmed Cali Cage ayaa dhawaan Maxakada Gobalka Maroodijeex Ku Xukuntay Midba Saddex sanno oo xadhiga iyo Konton Milayan Oo Shilinka Somaliland ah .kuwaas oo ku ay maxkamdu ku heshay Baahinta Warar Been Abuur ah iyo Warar Amaanka Liddi ku ahaa .

Hargeysa/Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.