“Madaxweyne Kulmiye Noogu Dhiib Maxamuud Xaashi,”

0

“Madaxweyne Kulmiye Noogu Dhiib Maxamuud Xaashi,”

Sheekh Saleebaan Siciid Cali oo ka mid ahaa xukuumaddii Siilaanyo kana tirsan xisbiga Kulmiye ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyay in uu ku guddoomiyenimada Kulmiye ku wareejiyo Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu tilmaamay in aanu jirin siyaasi kaga haboon kursigaasi.

“Xilalka Muuse lagu arkay iyo xilalka Maxamuud lagu arkay waxa badan kuwa Maxamuud lagu arkay waayo Muuse dadka waxay isa soo arkeen laba sanno oo uu wasaaradda Daakhiliga soo maray laakiin Maxamuud muddo dheer buu soo shaqeeyay,” Sidaas ayuu yidhi Sheekh Siciid.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.