Madaxweyne Ku xigeenka oo Hargeysa stadium Salaada Ciida kula Tukada Shacabka + SAWIRO

0

Hargeysa(SAYRUUQ)-Madaxwyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shacabkii ku tukanayay salaadda Ciidda garoonka Stadiumka ee magaalada Hargeysa halkaas kagala qaybgalay munaasibadda saaladda Ciidda Soonfur oo maanta laga oogay guud ahaan Somaliland iyo caalaamul islaam.

 

4(406).jpg 1(526).jpg

Madaxwayne kuxigenka Somaliland oo ay wehelinayaan Xubno wasiiro ah iyo masuulyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda ayaa si farxad leh ula ciiday shacabkii goobta ku sugnaa,Cabdiraxmaan Saylici oo khudbad kooban halkaas ka jeediyey ayaa shacabka somaliland iyo ummadd islaamka ahba ilaahay uga beryay inay ku ciidaan caafimaad, iyo inuu ciidan ciideeda ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo nabadgalyo.

 

3(446).jpg 2(474).jpg 6(326).jpg

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.