Madaxweyne Biixi Oo Xilal Magacaabay

0
Madaxweyne Biixi Oo Xilal Magacaabay

Madaxweyne Biixi Oo Xilal Magacaabay
Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu go’aansaday in Carfaan Xaamud Cabdoo, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku Xigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Jamhuuriyadda Somaliland.
Madaxweyne Biixi Oo Xilal Magacaabay
Geesta kale Sarreeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax), ayaa loo magacaabey taliyaha ciidamada asluubta Somaliland.
Madaxweyne Biixi Oo Xilal Magacaabay
Waxaa xilkaasi laga qaadey Maxamed Cismaan Ibraahim (Xudhuun).

Labada taliye ee xilka loo kala qaaddeyba waxay ka soo wada jeedaan gobolka Awdal.
Geesta kale xogo Sayruuqnews heshay ayaa sheegaya in taliyaha Sirdoonka loo magacaabay Xuseen Xasan Rooble (Kenyati) oo hore xukuumadihii hore uga soo qabtay xilkan.

Dhinaca kale waxaa warar aan ilaa hada si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in taliye cusub loo magacaabey ciidanka madaxtooyada Somaliland , kaas oo ay darajadiisu ay tahay Gaashanle Sare halkii ay hore darajada taliyaha ciidanka madaxtooyadu ahaa sareeye Guuto .
Madaxweyne Biixi Oo Xilal Magacaabay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.