Madaxweyne Biixi Oo Wasiirro Eryay

0

Madaxweyne Biixi Oo Wasiirro Eryay

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka ka qaaday wasiirro kala ah:

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo);
Wasiirkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

Ciise Axmed Yuusuf Cabdalle;
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga

Maxamed Muuse Abees
Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

Madaxweynuhu waxa kale oo uu xilka ka qaaday agaasimeyaal kala ah:

Jamaal Cabdilaahi Muxumed
Agaasimihii Wasaaradda Gaashaan-dhiga

Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye
Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka

Cabdikariim Xuseen Siciid
Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Waxa kale oo madaxweynuhu xilka ka qaaday wakiillo kala ah:

Xasan Hirad Yaasiin
Wakiilkii Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta

Ayaanle Salaad Diiriye
Wakiil Ku Xigeenkii Somaliland ee Dalka Kenya

Madaxweynuhu waxa kale oo uu magacaabay:-

In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:

  1. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga
  2. Maxamed Muuse Diiriye Wacays Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

  3. Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda

  4. LiibaanYuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

  5. Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

  6. Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

  7. Maxamed Yuusuf Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha

  8. Jamaal Cabdi Muuse Diiriye
    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka

  9. Maxamed Cabdillaahi Siciid Khaawi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

  10. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

  11. Farxaan Aadan Haybe Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

  12. Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta

  13. Sharmaarke Axmed Muxummed Geelle Wakiil Ku Xigeenka Somaliland ee Dalka Kenya

  14. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.