Madaxweyne Biixi Oo Shaaciyay Halka Ay Iska Qaniineen Faysal Cali Waraabe

0
Cirro Oo Wada Hadal Ugu Baaqay Madaxweyne Biixi
Madaxweyne Biixi, Faysal iyo Cirro

Madaxweyne Biixi Oo Shaaciyay Halka Ay Iska Qaniineen Faysal Cali Waraabe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay in xukuumadiisa , guurtida , madax dhaqameedka , iyo culimaa’udiinka somaliland ay gelayaan olole xooggan oo lagu joojinaayo colaadda labada beelood ku dhexmartay koonfurta magaalada laascaanood oo dad badan ay ku dhinteen . Wuxuu madaxweyne Biixi sheegay inay soo dhaweynayaan qof kasta oo talo wax ku taraya iyo qof kasta oo gargaar wada iyo caalamkaba.

Madaxweynaha oo maanta sii sagootinayay tiradii ugu badneyd ee arday deeqo waxbarasho ka helay jaamicadaha dalka Itoobiya oo gaaraya 370 arday, wuxuu u waramay markii danbe weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo goob joog ahaa .

Waxaanu sheegay in ay Faysal Cali Waraabe isku seegeen markii uu Biljamka kaga qayb galay shir Soomaaliya ah, islamarkaana uu la kulmay Farmaajo.
Halkan ka dhegayso waraysiga Madaxweyne Biixi siiyay BBC-da

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.