Madaxweyne Biixi Oo Raalli Geliyay Eng Faysal

0
Madaxweyne Biixi Oo Raalli Geliyay Eng Faysal

Madaxweyne Biixi Oo Raalli Geliyay Eng Faysal

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal ka soo yeedhay hadal hore uga soo yeedhay safiirka Somaliland ee Jabuuti Cabdifataax Siciid Axmed oo hore u eedeeyay Eng Faysal Cali Waraabe. Faysal ayaa hore u dhalliilay Jabuuti waxaana arrintaas ka jawaabay Danjire Cabdifataax oo Faysal ku eedeeyay in uu dhuuni ku doonayo eedihiisa

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.