Madaxweyne Biixi Oo Bookhday Wasiir Xanuunsanaya

0
Dib U Milicso Hadalkii Muuse Biixi Ku Sheegay In Xubnaha Xukuumaddiisa Lagu Dabiibi Doono Cisbitaalka Dawladda

Madaxweyne Biixi Oo Bookhday Wasiir Xanuunsanaya
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa cisbitaalka ku bookhday wasiirka horumarinta caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xanuunsanaya.

Wararka ayaa sheegaya in wasiirka uu ku soo booday xanuun kedis ah oo ka asiibay lugta iyo gacanta dhinaca bidix.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.