Madaxweyne Biixi Oo Ammaanay Xaglatoosiye

0
Madaxweyne Biixi Oo Ammaanay Xaglatoosiye

Madaxweyne Biixi Oo Ammaanay Xaglatoosiye
Hargeysa(Sayruuq) Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ammaanay wasiirkii hore ee caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye). Madaxweynaha oo uu weheliyay Xaglatoosiye ayaa xadhigga ka jaray dhismeyaal lagu kordhiyay cisbitaalka guud ee Hargeysa.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.