Madaxweyne Biixi Oo Ammaanay Wasiir Iscasilay

0
Madaxweynuhu Wuxuu Ka Hadlay Dhibka Bulshada

Wasiirkii caafimaadka Somaliland Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, iscasilay bishii hore (31.03.2019).

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi maanta ayuu kaga aqbalay iscasilaadda waxaanu xilkaasi u magacaabay Cumar Cabdillaahi Bade.

Madaxweynaha ayaa xilkasnimo iyo daacadnimo ku ammaanay wasiirka shaqada ka tagay. wasiirka hore ayaa marar xanuunsaday laakiin, ma cadda in uu arrintaasi darteed shaqada uga tagay iyo inkale.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.