Madaxweyne Biixi Iyo Farmaajo Oo Addis Ku Kulmaya

0
Somaliland iyo Somalia Oo Kulamo Ku Leh Nairobi

Madaxweyne Biixi Iyo Farmaajo Oo Addis Ku Kulmaya
Warar xog ogaal ayaa sheegayaan in magaalada Addis Abab Bari ku kulmi doonaan Madaxweyne Muuse Biixi Iyo madaxweyne Farmaajo markii ugu horeysay

Madaxweyne Farmaajo ayaa caawa ku sugan dalka Jabuuti oo uu caawa u soo hoyday kadib markii uu ka soo duulay dalja Burundi oo uu safar laba cisho ah ku joogay .

Madaxweyne Biixi ayaa la filayaa inuu bari ka dhoofo magaalada Hargeysa .

Kulankan madaxweynayaasha Farmaajo iyo Biixi ayaa noqon doona kii ugu horeeyey waxaana uu qeyb ka yahay ama bilow wada hadalada somaliland iyo Somaliya

Warkan ilaa hada may xaqiijinin xukuumada Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.