Madaxweynaha Somaliland Oo Qurbo-jooga UK la Oogay Salaadii Ciidul fidriga

0

London(Sayruuq)- Madaxweynaha JSL Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo,ayaa maanta la tukaday Salaada Ciidul-fidriga ee sanadka 1435 Ciidul fitridii sanadkan islaamka ee 1435,ayaa u ahayd jaaliyadda Somaliland eek u dhaqan magaalada London mid uga duwan dhamaan ciidihii hore ee ay ku ciideen dalka Ingiiiska ka dib markii uu kala qayb galay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) oo booqasho ku jooga dalka Ingiiiska.
ciidul-fidriga
Wuxuu Madaxweynuhu uu halkaa ugu hambalyeeyey dhamaan shacabweynaha reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan. waxaana uu yidhi madaxweynuhu sil-lon-300x224Waxaan ” Walaalayaal dhamaantiin meel kasta oo aad joogtaan reer S/Land aan idiin rajeynayaa in aad nagula Ciidaan farxad iyo barwaaqo, waxaana aan illaahay idiinka baryayaa in uu sanadkan sanadkiisa uu illaahay bash-bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo” ugu danbeyntii Xuska Munaasabadaa Ciidul fitrida ee uu Madaxweynuhu kala qeyb galey Salaadii Ciida Jaaliyada reer Somaliland ee london ayaa ku soo geba-geboobay jawi aad uwanaagsan oo nabadgelyo ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.