Madaxweynaha Somaliland OO Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka IRELAND Ee Uu Martida U Yahay+ Qodobadda Labadda Dhinac Isla Soo Qaadeen

0

Dublin:(Sayruuq)-Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland ee Maalmihii ugu danbeeyay Booqashadda ku joogay Dalka IRELAND,ayaa maanta waxay kulan la qaateen Madaxweynaha Dalkaasi.Kulanka oo aan ilaa hadda war rasmi ah aan laga soo saarin,ayaa la sheegay in lagaga wada hadlay Iskaashi Balaadhan oo dhex-mara Dawladdaha Somaliland iyo IRELAND Iyo Sidii Madaxda IRELAND ay Somaliland uga taageeri lahaayeen dhinaca Macaawanooyinka Iyo Maal-gashi ay ku sameeyaan khayraadka dihin ee Somaliland lagu majiirto.

Waxii warar ah ee kasoo kordha kala soco Shabakadda Sayruuq.com

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.