Madaxweynaha Oo Isku Shaandhayn Sameeyay

0
Imaaraadka Oo Ka Gaabsaday Hadalkii M Biixi

Madaxweynaha Oo Isku Shaandhayn Sameeyay
Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis;

Agaasimaha wasaaradda maaliyadda ayuu u magacaabay, Maxamed Cabdi Gurxan

Agaasimaha wasaaradda caddalaadda ayuu u magacaabey, Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo.

Maareeeyaha Madbacadda Qaranka wuxuu u magacaabey, Maxamuud Ibraahin Raage.

Guddoomiyaha gobolka Sool wuxuu u magacaabey, Cabdiqani Maxamuud Jiidhe.

Waxaa xilkii laga qaadey; Guddoomiyaha gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii iyo maareeyihii madbacadda qaranka.
Madaxweyne Biixi ayaa laga sugayay isku shaandhayn salbalaadhan oo sahayata wasiirro badan laakiin, isku shaandhayntiisan ayaa kooban.
Sayruuqnews
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.