Madaxweynaha La Doortay Oo Guddi Magacaabay

0
Madaxweynaha la doortay ee JSL Md Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweynaha la doortay mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay guddi 9 xubnood ah oo isugu jira wasiirro iyo xisbiyahano oo ka shaqaynaya xilwareejinta.

No automatic alt text available.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.