Madaxweynaha Iyo Xisbiyada Oo Heshiiyay

0

Saddexda Xisbi ee Somaliland ayaa Qodobadan ku heshiiyay Caawa.

  1. In doorashada goleyaasha wakiillada iyo deegaanku ku qabsoonto dhammaadka sannadka 2019-ka.
  2. In si wada-jir ah ay uga wada-hawl galaan xallinta iyo dhammaystirka wax kasta oo ku xidhan qabsoomidda doorashada.
  3. In si niyadsami ah loo sii wado wada-tashiga iyo wada-hadallada saddexda guddi ee xisbiyada qaranka.
  4. In wixii caqabad ah ee soo kordha laga wada-tashado.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.