Madaxweynaha Itoobiya oo Is casilay

0
Madaxweynaha Itoobiya oo Is casilay

Madaxweynaha Itoobiya oo Is casilay
Addis Ababa(Sayruuq)- labadda aqal ee fadaraalaka iyo Golaha Shacabka ee Itoobiya ayaa qabanaaya bari fadhi guud oo kaga aqbalayaan waraqadda istiqaaladda Madaxweyanaha Itoobiya Dr. Mulatu Teshome ku cusbna ku dooranayaan.
Mulatu ayaa loo doortay Madaxweyanah dalka Itoobiya 7 October 2013.


warkan oo ay bogga Twitterka ku qoreen Wargeysa Addis Standard ayaa la flayaa in barri madaxwenaha cusub si rasmi ah loo doorto xili uu Raysal Wasaaraha Dr. Abay Axmed.

sayruuqnews
contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.