“Madaxweynaha Handaraab Ka Daaya,” Xaashi

0
“Madaxweynaha Handaraab Ka Daaya,” Xaashi

“Madaxweynaha Handaraab Ka Daaya,” Xaashi
Hargeysa(Sayruuq) Wasiirkii madaxtooyada xukuumaddii Siilaanyo Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa caawa marti ku ah kulan ay qabanqaabisay hay’adda CPA halkaas oo uu kaga hadlayo khilaafka Khaliijka Carabta iyo doorka Somaliland ku yeelanayso isbedellada siyaasadda gobolka iyo Carabta.

Waxa uu tafaasiil ka bixiyay ujeedooyinka heshiisyada Somaliland iyo Imaaraadka iyo guud ahaan xidhiidhka Somaliland iyo Carabta u bilawday wakhtigoodii oo uu sheegay in ay Somaliland garab ugu samaynayeen kuna raadinayeen aqoonsi.

Waxa kale oo uu ku baaqay in madaxweynaha laga daayo naanaysaha “Madaxweynaha Qaranka Naanaysaha xun xun ka daaya, ‘handaraab iyo Qaful iyo’ waxaas ka daaya oo Magacyo Fiicfiican u bixiya,” Sidaas ayuu yidhi Mudane Xaashi.
Waxa uu Maxamuud Xaashi sidaa ugu jawaabay dhalinyaro Su’aalo weydiinaysay oo ku celceliyay “ma madaxweynahaa handaarabay”.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.