Madaxweyna Eritrea Oo Qaabilay Masuul Somaliland Ah

0
Madaxweyna Eritrea Oo Qaabilay Masuul Somaliland Ah

Madaxweyna Eritrea Oo Qaabilay Masuul Somaliland Ah

Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda Cismaan Saalax Maxamed ayaa qaabilay ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midooobay Mudane Maxamed Warsame Ducaale oo gaadhay magaalada Asmara ee xarunta Ereteriya.

Ma jirto faahfaahin ka soo baxday kulanka madaxda sare ee Ereteriya iyo Danjiraha Somaliland ee UN-ta laakiin, Somaliland iyo Ereteriya ayaa xidhiidh togan yeeshay tan iyo markii wefti cusus oo Asmara ka socda yimid Hargeysa bilihii la soo dhaafay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.