Madaxwaynaha Somaliland Oo Aqbalay Iscasilaada Xubnihii Maanta Iska Casilay Xukuumadiisa.

0
????????????????????????????????????

Hargaysa(Sayruuq)- Madaxwayanaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la soo warinayaa inuu aqbal is casilaada qaar katirsan xubnaha golaha wasiirada ee ilaa hada Madaxwayanaha u Gudbiyay iscasilaadooda  waxanu Madaxwaynuhu sheegay inuu aqbalayo iscasilaada Xubin kasta oo kamida golihiisa wasiirada oo u soo qora warqada istaqaalada .

DSC_02821

Waxa maanta oo kaliya Xukuumada iska casilay kudhawaad 15 masuul oo wasiiro wasiirkuxigeeno iyo agaasimayaal isugu jira  waxana guud ahaanba fawdo ka muuqataa siyaasada Somalialnd shacabaka Somalialnd ayaa u dhagtaagaya talaabada uu qaadi doono Madaxwayne Axmed Siilaanyo .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.