“Madaxtooyadda Ma Galo” Xidhibaan Nac-Nac

0
” Madaxtooyada waan tagi jiray berigii hore ,oo shaah baan kusoo cabijirnay oo ilhaay khayr ha siiyee Silaanyo ayaanu saaxiib ahayn hadda se matago , dee imika cidiba ma gasho , dhankay iga xigtana maba eego , madaxweynuhu (Biixi) wuxuuba yidhi iisoo daaya markuu imaade wax aan ula tagaanan garanaynba “
Xildhibaan Nac nac oo kamid ahaa siyaasiyiintii sida dhaw ula shqeyn jiray madaxweyne Axmed Silaanyo ayaa ka waramay waayihiisii madaxtooyada.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.