Madaxtooyada Somaliland Oo Shaacisay Inuu Dib U Dhacay Shirkii Turxaan Bixinta Gobolada Bariga Ee Burco Ku Qorshaysnaa Iyo Sababta Keentay

0

Madaxtooyada Somaliland Oo Shaacisay Inuu Dib U Dhacay Shirkii Turxaan Bixinta Gobolada Bariga Ee Burco Ku Qorshaysnaa Iyo Sababta Keentay

Hargeysa(Sayruuq):-Madaxtooyada Somaliland, ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay halka uu ku dambeeyey shir uu madaxweyne Siilaanyo hore u iclaamiyey ee waxgaradka deegaanada Bariga dalka la doonayey inay iskugu yimaadaan, kaas oo ku muddaysnaa 25-kii bishan Octerb, balse dib u dhacay.

Afhayeenka madaxtooyada Xuseen Aadan Cige Deyr oo kadib safarkii uu madaxweyne Siilaanyo maalintii shalay dalka kaga baxay  shirkaas ka hadlay, ayaa shaaca ka qaaday inuu shirkaasi dib ugu dhacay talo xagga madaxtooyada ka timi, isla-markaana dib laga shaacin doono wakhtiga rasmiga ah ee shirkaasi qabsoomi doono.

Afhayeen Deyr waxa uu sababta ugu weyn ee dib u dhigtay shirkaas ku sheegay abaaro ka

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.