Madasha Oo Meel Adag Iska Taagay Dhalinyaro Soomaaliya Ah Oo Ciyaar U Yimid Somaliland

0

Siyaasiyiinta ruug caddaaga ah ee madasha Wadatashiga ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhalinyaro reer Soomaaliya ah oo ka yimid waddanka Ustareeliya kuwaas oo ciyaaro la leh Kooxo Somaliland ah horena ugu soo ciyaaray gobollo Soomaaliya ah kuwaas oo ujeedkooda lagu sheegay is barashada iyo isdhexgalka dhallinta Soomaalida.

Maxamed Xaashi Cilmi iyo Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa dhalliilay in wada hadalka Soomaaliya kuna taliyay in qorshe cad laga yeesho.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.