Maareeyaha Dekadda Berbera Oo Beeniyay In Hub Ka Soo Degay Marsadda

0

Berbera (Sayruuq)-Maareeyaha dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) ayaa beeniyay war sheegayay in marsadda Berbera hub uga soo degay Somaliland oo lagu qoray warbaahinta internet-ka qaarkood.

Maareeyaha dekadda Berbera oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisu waxa kale oo uu ka hadlay qorsheyaal Lagu horumarinayo adeegyadda dekadda.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.