Ma Khilaaf Baa Kala Dhex Galay Madaxweyne Biixi & UK

0
Ma Khilaaf Baa Kala Dhex Galay Madaxweyne Biixi & UK

Ma Khilaaf Baa Kala Dhex Galay Madaxweyne Biixi & UK
Mareegta Somalilandchronicle ayaa ku warramaysa in khilaaf culus soo kala dhexgalay sirdoonka Somaliland iyo sirdoonka Ingiriiska, kaas oo wax yeeli kara iskaashiga Somaliland iyo Ingiriiska.

Mareegta ayaa ku warramaysa in cid magacooda u qarisay arrintan oo xasaasi ah awgeed u sheegtay in sirdoonka Ingiriisku ka soo horjeedo sida uu wax u wado masuulka madaxweyne Biixi u igmaday hoggaanka sirdoonka, islamarkaana arrintani gaadhay miiska madaxweyne Biixi.
Faahfaahin: EXCLUSIVE – DISAGREEMENT BETWEEN SOMALILAND AND BRITISH INTELLIGENCE SERVICES MAY DISRUPT COOPERATION
Madaxweyne Biixi ayaa waraysi uu dhawaan siiyay Somaliland Now ku sheegay mawqifkiisa ah in aanay dalalka shisheeye wax faro gelin ah ku yeelan Somaliland.

Sayruuqnews

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.