“Ma Aanu Odhan Somaliland Caawimada Ha Laga Jaro,”

0

“Ma Aanu Odhan Somaliland Caawimada Ha Laga Jaro,”
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in aanu ku hawlanayn hagar daamaynta Somaliland laakiin, uu ka shaqeeyo sidii wax loo tari lahaa. waxa uu sheegay in aanay warqad hore oo wasiirka qorshaynta Somalia qoray ujeedkeedu ahayn in caawimada laga gooyo Somaliland.
Waxa kale oo uu sheegay in dalal Kenya ka mid tahay uu u ogolaaday in ay safaarado ka furtaan Somaliland.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.