Liiska Magacyada Maayaradii soo Maray Hargaysa iyo Beelahooda.

0
Dilal Ku Soo Badanaya Magaalada Hargeysa Iyo Laba Dhacdo Oo Aad U Naxdin Badan
Hargeysa

Liiska Magacyada Maayaradii soo Maray Hargaysa iyo Beelahooda.

W/Q: Cali Cabdi Coomay

Magaca Muddad Beesha

Aadan Cumar Fure (Aadan Xaniid)…….1950 ilaa 1959……Sacad Muuse/Cabdalle sacad

Ismaaciil Cobali……1959 ilaa 1962……Ciidagale/Reer Liibaan

Maxamuud Xaaji Axmed………………1962 ilaa 1967…..Ciidagale/Reer Muuse

Axmed Ibraahim Guunj….1967 ilaa 1968…….Isaxaaq/ Cabdalle Isaxaaq

Axmed xaashi Dhuule….1968 ilaa 1969……..Ciidagale/Reer Guuleed

Axmed Jimcaale…..Apr 1969 ilaa Oc 1969..Sacad Muuse/ Reer Axmed

Maxamed Case………1971 ilaa 1972………H/Jeclo/ Muuse Abokor

Maxamuud Shirwac Diiriye…………1972 ilaa 1973………Sacad Muuse/Jibriil Abokor

Kaptan Shariif…………1974 ilaa 1975…….Hawiye/Xawaadle

Cumar Salaad Cilmi………1975 ilaa 1977…….Hawiye/Habar Gidar

Jaamac Geele Nuur….1980 ilaa 1982…..H/Yoonis/Muuse Carre

Xaashi Muuse Xuseen……1982 ilaa 1987….Sacad Muuse/Reer Samatar

Ibraahin Sh.C/raxmaan X. Xuseen…1987 ilaa 1988…Sacad Muuse/Reer Cabane

Barre Nuux Xaaji C/laahi…….1991 ilaa 1992..Sacad Muuse/Rer Cabane

Cumar Boobe……1992 ilaa 1993..Sacad Muuse/Bah Gobo

Maxamed Xaashi Cilmi……….1994 ilaa 1996..Sacad Muuse/Reer Gadiid

Muuse Maxamed Yuusuf……1996 ilaa 1997..Arab/Subeer Celi

Cali Xasan Maxamuud (Cali Asad)……1997 ilaa 1999…Sacad Muuse/Reer Axmed

C/raxmaan Ismaaciil Cadami………1999 ilaa 2000..Sacad Muuse/Reer Axmed

Cawl Cilmi Cabdalle…2000 ilaa 2002..Isaxaaq/Qaasim

Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Dheere)…..July 2002 ilaa Feb 2003..Cabdalle Isaxaaq.

Xuseen Maxamuud Jiciir…………2003 ilaa 2012…Ciidagale/Reer Iidle

Yuusuf Warsame Siciid……………Jan 2013 Ilaa April 2013…Sacad Muuse/Reer Axmed

C/raxmaan Caydiid Soltelco………….2013 ilaa July 2021……..Sacad Muuse/Reer Gadiid

Cabdikariin Axmed Mooge………..filo dhawaan.

Cali cabdi coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, somaliland

calicoomay@gmail.com

Tixraacyo:

British Administration office……Unpublished paper

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya (1970)……Kaydka

Xusuus qorkii Cawad Geele Cumar….1990

Yuusuf Gablaax Guray….goob-jooge..1950 ilaa 2013

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.