“Library-gan Waa Kii Siilaanyo Library-gii Qarankana Waa La Dhisi Doona.” Faysal

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweyneyaashii Somaliland soo maray loo dhisi doono Markabad la mid ah tan Siilaanyo ee xadhiga laga jaray. Maktabadda Qaranka oo muddo dhismaheedu ka socday Hargeysa ayaa markii la dhammaystiray loo bixiyay Siilaanyo taas oo dad badan mucaaradad kala hor taggeen. Eng Faysal ayaa meesha ka saaray in ay tahay Maktabad Qaran.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.