Lataliyihii Madaxwaynaha Ee Arimaha Doorashooyinka Somaliland Oo Iscasilay Iyo Sababta Ka Danbeysay Iscasilaadiisa.

0

Hargaysa (Sayruuq)-Lataliyihii madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ee arimaha doorashooyinka Cabdilaahi Xaaji CiJawaan Somaliland ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkiisii lataliye nimo.

Cabdilaahi jawaan ayaa sheegay in shaqadiisii aanu umadax banaanayn.

Masuulkan is casilay ayaa ka soo horjeestay gudi uu madaxwayne siilaanyo ku sheegay gudida musdambeedka doorashooyinka oo uu sheegay in uu dhawaan magacaabi doono.

Sidoo kale Cabdilaahi Jawaan ayaa waxaa uu iska casilay xubin nimadii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye .

Iscasiladiisa ayaa waxaa uu sabab uga dhigay masuulkani in taladiisii aaney cidi qaadaneyn.

Warkan oo faahfaahsan goor dhaw kala soco Sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.