Laba Ka Mid Ah Wasiirradii Siilaanyo Oo Wali Subax Walba Shaqo Taga

0

Waxa la yidhi wasiirkii iyo wasiir-xigeenkii dib u dejintu waxay raadinayaan cid ay xilka ku wareejiyaan oo xilna lagama qaadin, wasaaradoodina lama raacin wasaarad kale, dabadeedna sidii ayay u shaqo tagaan subax walba. Dalku weli wuxuu ku jiraa xaalad kala guur ah, waxaanan nimankaas xilka sii haya leeyahay adeer hadday lilaahi idinka tahay xil wareejintu oo aanay dacaayad idinka ahayn ordoo hantidhawraha xilka ku wareejiya, ilayn wasaaradaheenu distoori maaha oo marna waa la sameeyaa marna waa la baabi’iyaaye.

Guuguulaha Geeska Afrika

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.