Kulmiye Oo Aqbalay go’aamadii Ergada

0
Somaliland Oo Ka Walaacsan Lacag Somalia Ku Bixiso Isdhexgal

Xisbiga Kulmiye ayaa aqbaley Go’aanadii guddiga dhexdhexadintu ka soo saartay Arrimaha Doorashoyinka.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ahna Gudoomiye Ku Xigenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kahin axmed Ayaa hada Warbahinta U Sheegay in ay aqbaleen oo doorasho diyaar u yihiin.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.