Kulan Qarsoodi Ah: Weftiga Somaliland Iyo Siyaasiyiin Somalia Ah

0

Waxa baraha bulshada ka soo muuqday sawirka kulan dhexmaray weftiga Kulmiye iyo UCID ee Nairobi jooga iyo Mucaaradka Soomaaliya oo uu ka mid yahay siyaasiga sida weyn u mucaarada xukuumadda Farmaajo ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Ma cadda ujeedada kulanka laakiin waxay u muuqata in xukuumadda Kulmiye u janjeedhi Mucaaradka Farmaajo maaddaama wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin kulanka fadhiyay.
Kulmiye iyo UCID ayaa ku celceliya eedo ku saabsan in Dr Cirro cilaaqaad la leeyahay Soomaaliya laakiin kulankan ayaq noqdqay mid lama filaan ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.