Kormeerayaasha Caalamiga Ah Oo Warbixin Ka Soo Saaray Doorashada Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Kor-joogtada caalamiga ah ee dusha kala socota doorashada madaxtooyada Somaliland ayaa shaaciyay in ay guud ahaan si hufan u dhacday doorashada Somaliland marka laga reebo caqabado yaryar. waxay bulshada Somaliland ku bogaadiyeen doorashada u dhacday sida nabadda ah.

No automatic alt text available.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.