Koonfur miyeynu midownay

0
'Xisbiyadda dib haloo furro '

Koonfur miyeynu midownay

Wadanka Somalia , Somaliland si sharciya ulama ay midoobin, maxaa yeelay :-

Hadii labba wadan midoobaan waxaa la sameeyaa , sharci midnimo oo loo yaqaano ( Act of union) axdigaas marka la dahmaystiro , waxaa loo gudbiyaa labadda baarlamaan , ka dib marka labada dhinacba ansixiyaan , ayaa loo qaadaa afti dadwayne oo labadda dhinac mid waliba gaarkiisa ugu codeeyo , hadii shacabka labada dhinac ugu codeeyaan haa , waxaa loo gudbiyaa baarlamaanka guud , ka dibna sidaas ayay midnimo xalaali ku dhacdaa .

Sidaa darteed ,Somaliland iyo Somalia wax midnimo ihi may dhaxmarin oo sharciyi , 1961 , saraakiishii inqilaabka isku dayday ee Somaliland ka fuliyeyna , sidda ku qoran Xeerka Ciqaabta guud ee Soomaaliya , waa la waayay sharci laggu xukumo , maxaa yeeley axdi midnimo oo dhinacyada isku darayaaba ma jirin .

sidaa darteed , Somaliland waxay ahayd meel xoog ay ku haysato Soomaaliya muddo ka badan 30 sanadood , habkaasoo sharci ahaan loo yaqaano qaadahso ( Annexation) , imikana qaadashadaas ayuun bay doonaysaa .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.