Komishanka oo Si Wanaagsan ugu Diyaargarobay qabashadda Doorashadda

0

Hargeysa (Sayruuq)-iyadoo bari 13November 2017 loo dareeri doono doorashadda Madaxtooyadda somaliland ayaa mar aan saaka shabkadda wararka SayruuqNews u kuur gashay qaabka shaqadda ee komishanka iyo u diyaar garowaga caasimadda .

Saaka shaqadu si wacan bay u socotaa Oo goobihii codbixnta ayaa hadda hargeysa la dhigaya agabkii qalabka lagu codbixin lahaa ,ardaydda jaamacadaha Ee lashaqeynaaya komishanka doorashooyinku waxay ku suganyihiin jaamacadda Hargeysa Oo ah xarunta lagu kala qorayo halkii ay ka shaqeyn lahaayeen.

Xaafadda Isha Boorama Siinay iyo maslaha waxaa la dhigayaa agabkii iyo shaqaalihiiba waxana u adeegaya gawaadhida noocyaddoda kaka Dean qadadda iyo cabitaabka waxaa u fulinayaa Shaqalaha huteelo .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.