Komishanka Oo Diiday In Ay Iscasilaan

0
Komishanka Oo Diiday In Ay Iscasilaan

Komishanka uu hoggaamiyo Cabdirashiid Riyo-raac ayaa la sheegay in uu diiday in ay banneeyaan xilka si Komishankii hore loo hawlgaliyo iyada oo la raacayo soo jeedintii guddida dhexdhexaadinta.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.