Komishanka Cusub Oo Xarunta Baarlamaanka Tagay

0

Xubnaha cusub ee guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa xarunta baarlamaanka kula kulmay guddida arrimaha gudaha ee Golaha Wakiillada oo u xilsaaran diyaarinta ansixinta Komishanka cusub.

Marka laga reebo xubinta xisbiga Waddani waxa xarunta baarlamaanka iska xaadiriyay lixda xubnood ee kale oo guddidu u yeedhay waxaana la filaya in guddidu Golaha hor gayso xubnahan lagu muransan yahay.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.