Khilaafka Buugga Wasiir Guri Barwaaqo Oo Mar Kale Istaadhmay

0
Khilaafka Buugga Wasiir Guri Barwaaqo Oo Mar Kale Istaadhmay

Khilaafka Buugga Wasiir Guri Barwaaqo Oo Mar Kale Istaadhmay
Guddida guud ee beelaha Garxajis iyo haween reer Hargeysa ah oo shirar jaraa’id oo kala duwan qabtay ayaa sheegay in guddi Golaha Guurtida Somaliland u saaray xallinta khilaafka ka dhashay buugga uu qoray wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo ay soo saartay in buuggaasi gef badan xambaarsan yahay, islamarkaana ay tahay in buugga lagu gubo fagaare hase ahaatee la hor joogsaday go’aanka.

Golaha Guurtida oo cabasho haween dhibsaday buuggu cabasho u gudbiyeen ayaa saaray guddi arrinta baadha waxaanay guddida Garxajis iyo haweenka cabashada ka qaba buuggu sheegeen in talo reer iyo qabyaalad lagu hor istaagay in golaha guurtidu fuliyaan go’aankooda.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.