Khayre Oo La Kulmay Weftiga Somaliland

0

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay weftiga Somaliland ee siday taakulo gaadhaysa lix boqol oo kun oo Doollar taas ay Somaliland kaga qayb qaadanayso gurmadka bulshada Baladweyne ee daadadku ku fataheen.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.