Khaladadka Maamul Xumo ee Adeegyasha caafimadka iyo Masuuliyadooda?

0

Maamul Xumo ee Adeegyasha caafimadka iyo Masuuliyadooda

Haddii bukaan dayacaad u dhinto amma waxyeelo soo gaadho, wali ba khalad amma adeeg loo samayn kari lahaa waa in cidii dayacaadaas samaysay mutaysataa ciqaabteedaoo wali ba ku sargo’an dhibta ka dhalatay ee bukaanka soo gaadhay (Proportional punishment for the medical negligence or error).

Haddii mihnadaha caafimaadku ka mid yahay lala xisaabtamin marxuumiin baynu wada noqon oo inaga iska aasan dadkeena sida hadda dhacda ba.

Xeerka Guddida Mihnadlayaasha Caafimaad, maaha mid inagu filan ee Xeerkii Caafimaadka iyo lifaaqyadii ka dhalanaayey oo uu ugu horreeya xeerka Anshax-marinta mihnadlayda caafimaadka loo baahan yahay.

Waxa kale oo loo baahan yahay cid madaxbannaan oo ina kala saarta, hadday Garsoor tahay iyo tallaabo maamul oo ka horraysa.

Alle ha inoo naxariisto haddii kale #Marxuumiin.
Ibraahim khadar

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.